Awoodda koowaad ee dalku waa Shacabka gaar ahaan dhallinyarada.

Waa waqtigii dhallinyarada Soomaaliyeed ay qaadan lahaayeen doorkooda dhabta ah ee xal u helidda dhibaatooyinka iyo hogaaminta isbeddelka iyo horumarka dalka.

10+
Xubno La Xaqiijiyay
8
Gobollada La Matalo
2024
Sanadka La Aasaasay
100%
Dhalinyaro Hoggaamiya
SOYPA
Waa Kuma Nahay

SOYPA — Ururka Siyaasadeed ee Dhalinyarada Soomaaliyeed

SOYPA waxaa loo aasaasay si ay dhalinyarada Soomaaliyeed u helaan madal siyaasadeed oo dhab ah — meel ay ka helaan codkooda, ay ku dhistaan xirfadaha hoggaanka, oo ay ka qayb qaataan qaraaraddda saameynaysa mustaqbalka dalkooda.

Waxaan aaminsanahay in dhalinyaradu aysan ahayn kaliya mustaqbalka, ee ay yihiin hadda. Taasi waa sababta aan u dhisnay urur horseeda midnimo, xisaabtan, iyo hoggaan wanaagsan gobol kasta oo Soomaaliya ah.

Wax Badan Ka Sii Ogow
Waxaan Rumaysanahay

Mabaadi'deena Aasaasiga ah

🤝

Unity

We believe in bringing Somali youth together across every region and clan to build one strong, united voice.

⚖️

Justice

Equal opportunity and fair treatment for all youth, regardless of background, region, or gender.

🗳️

Democracy

We stand for a multi-party civic system where elections are the only path to national leadership.

📚

Education

Raising political awareness and knowledge among youth so they can participate meaningfully in national life.

MUSTAQBALKA SOOMAALIYA ADIGA AYAA DHISAYA.

Kusoo biir SOYPA, kana mid noqo jiilka siyaasadeed ee leh aragtida fog, oo ku saleysan isbedel dhab ah, hoggaan cusub.

Nagu Biir
Hogaanka Soypa

Hoggaanka

Baro oo la kulan Hogaankeena!

★ Gudoomiyaha Guud

Abukar Moallim Mohamed.

Gudoomiyaha Guud
Mustaqbalka Soomaaliya laguma dhisi karo siyaasad ku salaysan dano shaqsi, awood kooxeed iyo xalal ku meel gaar ah. SOYPA waxay u taagan tahay jiil cusub oo siyaasadeed oo dhisa ama ka qeyb qaata dowladnimo xooggan, mideeya bulshada, ilaaliya qarannimada, kana shaqeeya Soomaaliya uu sharcigu ka sarreeyo qof kasta, mustaqbalkeeda maanta iyo kan berrina ay dhallinyaradu door muuqda ku leeyihiin.

Aisha Ahmed Roble.

Gudoomiye ku xigeenka Guud

Ahmednur Hassan Abdi (Bulshaawi)

Xoghayaha Guud

Abdihalim Nor Osman.

Xoghayaha Qorsheynta iyo Istaraatijiyadda

Naima Ismail Hassan.

Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga

Ahmed Abdi Diirshe (Sunni)

Xoghayaha Arrimaha Dhallinyarada iyo Siyaasadda!

Maryama Abdi Abdullahi (Zuldamada)

Agaasimaha SOYPA PLATFORM

Ayan Ismacil Hassan

Xoghayaha Maaliyadda

Dr Ahmed Abdulkadir Ahmed (Taariikh).

Xoghayaha xiriirka Ururada, Xisbiyada & Baarlamaanka

Mohamed Abdi Ahmed (Jaciir)

Wakiilka Ururka ee Gobolka Banadir

Wax Badan Ka Ogow Hoggaanka

La Soco Warka

Dhacdooyinka Ugu Dambeeyay

Weli lama daabicin wararka.

Daawo & Baro

Muuqaalada Ugu Dambeeyay

Weli lama daabicin muuqaalada.

SOYPA
Ku Biir Dhaqdhaqaaqa

Noqo Xubin Firfircoon oo Dhisa Mustaqbalka Soomaaliya!

Ku biir dhalinyarada hormuudka u ah isbeddelka, hoggaaminta iyo dhismaha dowladnimo ku dhisan Sarreynta Sharciga, Cadaaladda iyo Horumarka. Is Diiwaangeli maanta, kana mid noqo jiilka qaadanaya mas’uuliyadda mustaqbalka maanta iyo tan berri.

Bilow Diiwaan Gelinta
1Buuxi Foomka
2Kooxdeena ayaa hubin doonta
3Hubin kadib waa lagu aqbalaa
4Codsigaga kala soco Check Status